War deg deg ah: Ganacsade caan ahaa oo lagu Dilay Magaalada Muqdisho

WAAJIDPRESS – 15 JAN 2017:

Muqdisho —Kooxo ku hubeysnaa bistoolado ayaa gelinkii dambe ee maanta waxey Gacansade caan ahaa ku Dileen Suuqa Bakaaraha ee Magaalada Muqdisho.

Marxuumka oo magaciisa lagu sheegay Cismaan Cabdi Aadan Qalab Xoor ayaa waxaa Dilkiisa fuliyay 4 Ruux oo bistoolado watay, sida Goobjooge uu sheegay.

Ganacsadaha la khaarajiyay ayaa la dhashay C/qaadir Cali Jamaaca Qalab Xoor oo ahaa Wasiirkii hore Dekadaha ee Maamulka Galmudug, kana mid ahaa Xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee waqtigiisa dhamaaday.

Dableydii ka dambeysay Dilka Ganacsadaha ayaa goobta isaga baxsaday, iyadoo Ciidamada amaanka oo goobta gaaray ay u soo qab qabteen tiro dad ah.

Ilaa iyo hada ma cadda sababta dhabta ah ee ka dambeysa Dilka ganacsade Cismaan Qalab Xoor.

Advertisements

U dhaaf Halcelis

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Beddel )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Beddel )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Beddel )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Beddel )

Connecting to %s


%d bloggers like this: