DAAWO: BEESHA CAALAMKA OO MAANTA KU DHAWAAQDEY IN MAANTA LAGA BILAABO MADAXWEYNAHA DALKA UU YAHAY Prof. Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari

WAAJIDPRESS – 17 JAN 2017:

img_1540 img_1541

Shir ay maanta Beesha Caalamka isugu yimaadeen magaalada Muqdisho ayay go’aan ku gaareen in maanta wixii ka dambeeya DALKA uu MADAXWEYNE Rasmi ah ka yahay Prof. Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari.

Prof, Jawaari oo maalmahanba kulamo la lahaa wakiilada beesha caalamka ee Soomaaliya ayaa sidoo kale maanta mar kale la kulmay, waxaana ay ka wada-hadleen arrimaha doorashada madaxweynaha cusub ee Soomaaliya.
Shirka markii uu dhamaadey ka dib ayay Beesha Caalamka SHIR JARAA’ID ay ku qabteen isla maanta ayay wakiilada beesha caalamka oo uu ku jiro Michael Keating ay si cad ugu dhawaaqeen in Prof. Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari uu maanta laga bilaabo uu “Mr. Acting President” ama “Mudane madaxweynaha KMG SOOMAALIYA”.

Illaa iyo hadda lama yaqaan sababta beesha caalamka maanta ay Jawaari ugu yeertay madaxweynaha KMG ah ee Soomaaliya. Waxana sidoo kale la ogeyn inay beesha caalamka ay Jawaari hadda u haysato madaxweynaha Soomaaliya iyo in kale.

Advertisements

U dhaaf Halcelis

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Beddel )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Beddel )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Beddel )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Beddel )

Connecting to %s


%d bloggers like this: