SAWIRO: SHARIIF XASAN IYO XIDHIBAANO KA TIRSAN BKGS OO KULLAN KU DHEXMAREY MADAXTOOYADA

img_1542 img_1543 img_1544 img_1545WAAJIDPRESS – 17 JAN 2017:

 

Shariif Xasan Sheekh Aaden Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya iyo Mudanayaasha Baarlamanka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa kulan Caawa casho sharaf ah ku dhexmarey Madaxtooyada Koonfur Galbeed Soomaaliya.

Kullanka waxa Goob Joog ka ahaa,Gudoomiyaha Baarlamanka Koonfur Galbeed Soomaaliya C/qaadir Shariif Sheekhuna Maye iyo labadiis ku xigeen iyo Wasiiro.

Advertisements

U dhaaf Halcelis

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Beddel )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Beddel )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Beddel )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Beddel )

Connecting to %s


%d bloggers like this: