War deg deg ah: Wariye Cabdi Muriidi Ajakis oo lagu Xiray Magaalada Hargeysa

WAAJIDPRESS – 20 JAN 2017:

Hargeysa – Maamulka Somaliland ayaa Magaalada Hargeysa ku xiray Majaajileystaha Caanka ah ee lagu Magacaabo Cabdi Muriidi Dheere Ajakis.
Cabdi Muriidi Dheere Ajakis oo lagu yaqaanno inuu dadka aad kaga Qosliyo ayaa hadda la shaqeya Tv-ga Universal,waxaana uu qabtaa Barnaamij ka baxa Universal oo la yiraado Faaliyaha Qaranka.
Wararka ayaa intaa ku daraya in Cabdi Muriidi Dheere Ajakis uu u socday Magaalada Jigjiga ee Dowlad Goboleedka Soomaalida Itoobiya.

Maamulka Somaalilan ayaana wali ka hadlin xariga ay u geesteen Cabdi Muruudi Dheere Ajakis iyo sababta loo xiray , waxaana socda dadaalo lagu doonayo in xuriyadiisa dib loogu soo celiyo majaajiliistaha.

Advertisements

U dhaaf Halcelis

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Beddel )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Beddel )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Beddel )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Beddel )

Connecting to %s


%d bloggers like this: