Deg Deg: Haweeney Ganacsato aheyd oo Goordhaw lagu dilay Muqdisho…

WAAJIDPRESS – 22 JAN 2017:

War degdeg ah oo hada soo dhacay ayaa sheegaya in dabley hubeysan ay goor dhoweyd toogasho ku dileen haweeney ganacsato ah.
Dilka ayaa ka dhacay Suuqa loo yaqaan Suuq Bacaad ee degmad Yaaqashiid, iyadoo ka mida ahayd ganacsatada iibiya dharka la soo isticmaalay ee Hudheyda loo yaqaan.
Dadka degaanka ayaa sheegay in haweeneyda la dilay lagu magacaabi jiray Aamino Maxamuud Axmed, iyadoo aan la ogeyn sababta loo dilay qoftan aan waxba galabsan.
Dableya dilka geysatay ayaa sidii caadada ahayd goobta ka baxsaday, waxaana halkaasi gaaray ciidamada ammaanka.

Advertisements

U dhaaf Halcelis

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Beddel )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Beddel )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Beddel )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Beddel )

Connecting to %s


%d bloggers like this: