DAAWO: MAANTA MUQDISHO SHIR AY QABAN QAABIYEEN URURKA GOLAHA BADBAADDA KOONFUR GALBEED WAXAA MAANTA SHIRKAAS LAGU ARUURIYAY LAGAC GAAREEYSA 100.000 OO DOLAAR.

WAAJIDPRESS – 23 JANUARY 2017:

Shir ay qaban qaabiyeen ururka Golaha Badbaadda Koonfur Galbeed ayaa maanta EE BEELWEYNTA DIGIL IYO MIRIFLE OO Maanta ka dhacay Hotel Jazera Mogadisho Soomaaliya. Shirkaasi oo looga tashanayay abaaraha ka taagan Koonfur Galbeed ayaa waxaa ka soo qayb galay Kusimaha Madaxwaynaha Soomaaliya Prof. Jawari, Rasail Wasaaraha Omar Abdirashiid, Musharaxiin ayka mid ahaayeen Farnaajo, Sheikh Sharif iyo xildhibaano badan oo ka soo jeeda Koonfur Galbeed ee Soomaaliya. Shirkaasi waxaa hogaaminaayay masuul sare oo ka tirsan Golaha Bdbaada Koonfur Galbeed Mudane Abdulaahi Sheekheey.

waxaa maanta shirkaas lagu aruuriyay lagac gaareeysa 100.000 oo dolaar.

Mudane Abdulaahi Shekheey waxaa uu sheegay in dhibka ka taagan Gobolada Koonfur Galbeed ay la mid tahay mida ka taagan Falastiin waayo waxaa jira degmooyin badan oo xiran nabad gelyo daro awgeed – DAAWO:

 

Advertisements

U dhaaf Halcelis

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Beddel )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Beddel )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Beddel )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Beddel )

Connecting to %s


%d bloggers like this: