War deg deg ah: AKHRISO MAGACYADA IYO LIX QODOB OO KU SAABSAN GUDIGA DOORASHADA MADAXWEYNAHA OO MAANTA LABADA AQAL ISKU RAACEY

WAAJIDPRESS – 24 JAN 2017:

SHIRKII maanta ay yeesheen labada Aqal Ayaa isku raacey qodobadani iyo magacyada:

1 – Labada aqal ayaa isku afgartay in tirada gudiga doorashada laga dhigo 16 xubnood oo 10 ka mid ah ka imanayaan gollaha shacabka halka 6 xubnood ee kale laga soo xulayo aqalka sare.
2 – In gudiga doorashada heer federal goob jog oo kaliya ka noqon karaan doorashada madaxweynaha Soomaaliya.
3 – In ciidamada amniga ee sugaya goobta doorashada madaxweynaha ay si toos ah uga amar qaadan doonaan guddoonka gollaha shacabka.
4 – In lacagaha laga qaado ama ka soo xaroota musharixiinta u taagan xilka madaxweynaha Soomaaliya lagu bxiyo wax ka qabashada xaalada abaarta ka jirta qeybo ka mid ah dalka.
5 – In Musharixiinta u taaga xilka madaxweynaha la weydiiyo su’aalo u dhigan hab dood wadaag ah oo wax laga weydiinayo wax qabadkiisa.
6 – In la sameeyo gudi madaxbanaan oo ka hortaga arimaha la xiriira musuqmaasuqa.

Akhriso labo page hoos: Magacyada gudiga oo loo qeybiyey Nidaamka Soomaali lagu kala badaadiyey ee ah 4.5:

 

gudiga-doorashooyinka-madaxweynaha-oo-maanta-la-magacaabay-iyo-magacyada-oo-la-soo-bandhigay-18

 

gudiga-doorashooyinka-madaxweynaha-oo-maanta-la-magacaabay-iyo-magacyada-oo-la-soo-bandhigay-1

Advertisements

U dhaaf Halcelis

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Beddel )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Beddel )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Beddel )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Beddel )

Connecting to %s


%d bloggers like this: