War deg deg ah: AL-SHABAAB OO BAAHISAY MAGACA IYO QABIILKA NINKII ISKU QARXIYEY HOTEL DAYAX EE MUQDISHO

WAAJIDPRESS – 27 JAN 2017:

Muqdisho – Warbaahinta Alshabaab ayaa baahisay farriin dardaaran ah oo laga duubay mid ka mida is-midaamiyeyaashii isku qarxiyay Hotelka Dayax ee magaalada Muqdisho.

Ninkan oo lagu magacaabi jiray C/raxmaan Fatxi C/llaahi Dheeg, ayaa hore uga tirsanaa askarta maamulka Jubbaland, wuxuuna ka baxsaday magaalada Kismaayo kadib markii uu khaarijiyay taliyihii hore ee ciidamada nabadsuggida Jubbaland Ciise Alaaki oo ku magac dhereaa (Ciise Kaambooni), kaasoo dlkiisu ka dhacay Kismaayo 19-kii Feberaayo sanadkii 2014.

Alshabaab ayaa sheegtay inuu ka soo jeeda Beesha Ogaadeen iyo degaanka shanaad ee Itoobiya heysato, isla markaana muddo 10 sano uu kooxda ka mida ahaa.

Ugu dambeyntii, Dardaarankiisa waxaa ka muuqda inuu in muddo ah sugayay sidii uu is qarxin u fulin lahaa, taasoo markii hore aan u qorsheysneyn.

Advertisements

U dhaaf Halcelis

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Beddel )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Beddel )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Beddel )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Beddel )

Connecting to %s


%d bloggers like this: