Akhriso: Liiska Musharaxiinta iyo Qabiilada ay ka soo jeedaan

WAAJIDPRESS – 29 JAN 2017:

iyadoo galabta si rasmi ah loo soo gaba gabeeyay diiwaan galinta Musharaxiinta u taagan Xilka M/weynaha Somalia kuwaas oo gaaraya ilaa 18-musharax ayaa waxaa musharaxiinta u badan Beesha Abgaal Musharaxiin ka dhashay.
Beesha Hawiye Gaar ahaan Beesha Abgaal ayaaa Nasiib u helay labadii M/weyne ee Ugu dambeeyay.

 
Hoos ka Akhriso Magacyada iyo Qabiilada:

 
Musharxiinta Beesha Abgaal:

 
1-Xasan Sheekh Maxamuud
2-Shariif Sheekh Axmed
3-C/qaadir Cali Cosoble
4-Jibriil Ibraahim Cabdulle
5-Maxamed Cali Nuur (Ameeriko)
6-Bashiir Raage Shiiraar
7-C/laahi Cali Gees (Cadow).

 
Musharxiinta Beesha Majeerteen:

 
1-Cumar C/rashiid Cali
2-Cali Xaaji Warsame
3-Saciid C/laahi Dani
4-C/raxmaan Sheekh Maxamed (Faroole).

 
Musharaxiinta Beesha Habar Gidir:

 
1-C/raxmaan C/shakuur Warsame
2-C/naasir Maxamed Cabdulle
3-Maxamed Maxamuud Culusow
4-Saciid Ciise Maxamuud.

 
Beesha Mareexaan:

 
Maxamed C/laahi Maxamed (Farmaajo)
Beesha Ogaadeen:

 
C/laahi Ciilmooge Xersi.

 
Beesha Ujeejen Mudulood:

 
Maxamuud Axmed Nuur (Tarsan).
Musharaxiintan ayaa u badan kuwa aan saameyn badan ku laheyn tartanka Doorashada , waxaana Xilkan loo saadaalinayaa ku dhawaad 5-Musharax midkood in uu kusoo baxo Doorashada Madaxweynaha Soomaaliya.

Advertisements

U dhaaf Halcelis

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Beddel )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Beddel )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Beddel )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Beddel )

Connecting to %s


%d bloggers like this: