War deg deg ah: Qarax caawa ka dhacay Magaalada Muqdisho – Dhimasho iyo Dhaawac

WAAJIDPRESS – 1 FEB 2017:

Qarax miino ah ayaa  Caawa ka dhacay Isgooyska Aadan Cadde ee Degmada Howlwadaag ee Magaalada Muqdisho.

Qaraxan oo ahaa mid lagu aasay goob ay fariistaan Ciidamada amaanka ee Dowladda Federaalka Soomaaliya.

Goobjooge la hadlay Idaacadda Shabelle ayaa waxuu sheegay in Qaraxan uu dhaawac ka soo gaaray Askari ka tirsan Ciidamada amaanka.

Wararka ayaa sheegaya in Askarigan uu u dhintay dhaawaca kadib markii la geeyay Isbitaal ku yaalla halkaasi.

Advertisements

U dhaaf Halcelis

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Beddel )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Beddel )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Beddel )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Beddel )

Connecting to %s


%d bloggers like this: