DAAWO: KHUDBADII MAANTA MUSHARAX SHEEKH SHARIIF OO BALANQAADEY HANTIDII QARANKA EE LA BOOBEY

WAAJIDPRESS – 2 FEB 2017:

 

Musharax Shariif Sheeekh Axmed oo ka mid ahaa mushariixinta maanta hortegay labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa balanqaaday inuu soo celin doono hantidii Qaran ee la boobo uu ugu horeeyo Xasan sheekh iyo kooxdiisa.

“Waxaan ahay masuul usoo diyaar garoobay xilkaasi adag, waxaan rabaa dalkan inaan sumcadiisa iyo karamadiisa soo celiyo iyadoo laga saarayo meesha wixii maamulka ragaadiyay qabiilka ahaa ama kooxo gaar isu og ama cid kaleba”ayuu yiri Sheekh Shariif.

“Waxaan idiin balan qaadayaa in aan soo celiyo hantidii dalka ee la boobay waxaan aaminsanahay waajib qaran, maanta waa maalintii aan sixi lahayn khaladaadkeena”ayaa khudbadiisa ka mid ahayd Sheekh Shariif – DAAWO:

 

Advertisements

U dhaaf Halcelis

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Beddel )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Beddel )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Beddel )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Beddel )

Connecting to %s


%d bloggers like this: