Madaafiic xalay la isku weedaarsaday Degmada Qoryooleey.

WAAJIDPRESS – 7 FEBRUARY 2017:

Qoryooleey  – Xarakada Al Shabaab ayaa lagu soo warramayaa in xalay tiro Madaafiic ah ay ku garaaceen Saldhigyo Ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ay ku leeyihiin degmada Qoryooleey ee Gobolka Shabeelaha Hoose.

Sida uu xaqiijiyay Taliyaha Saldhiga Degmada Qoryooleey ee Dowladda Soomaaliya Cali Waal Madaafiicda ayaa ku dhacay Saldhigyada Ciidamda dowladda Federaalka iyo AMISOM ay ku kala leeyihiin gudaha iyo banaanka degmadaasi.

Warar Madax banaan ayaa iyaguna ku soo warramaya in ay jireen Madaafiic AMISOM ay ku jawaabayeen oo ku hoobtay duleedka degmada Qoryooleey ee Gobolka Shabeelaha Hoose.

Ma cadda khasaaraha duqeymahaasi Madaafiicda ah ee la isku weedaarsaday degmada Qoryooleey ee Gobolka Shabeelaha Hoose.

Advertisements

U dhaaf Halcelis

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Beddel )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Beddel )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Beddel )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Beddel )

Connecting to %s


%d bloggers like this: