AQRISO: TAARIIKH NOLOLEEDKA FARMAAJO, MADAXWEYNAHA JFS EE LA DOORTAY

WAAJIDPRESS – 8 FEBRUARY 2017:

img_1588

Muqdisho – Maxamed Cabdulahi Farmaajo waxaa uu dhashay March 1962, Waxaa uu ku dhashay magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka.

Waxbarasho:

Dugsi Hoose: 1-da Luulyo, Forta Sheekh.

1978: Dugsiga dhexe: Maxamud Xarbi

1981: Dugsi sare Farsamada gacanta.

1993: Waxaa uu ka qalin jabiyay State University of Newyork ee Buffalo, isagoo ku taqasusay taariikhda(Yurub iyo Mareykanka).

Isla Jaamacaddaas ayuu ka qaatay Master sanado kadib.

Shaqo:

1981: Waxaa uu shaqo ka bilaabay Wasaaradda arrimaha dibadda, waaxda lacagta, Maamulka iyo Arkiifiyada.

1985-1989: Xogheyaha 2-aad ee Safaaradda Soomaalida ee Washington.

1994: Golaha dhexe ee xisbiga Dimoqoraadiga ee dalka Mareykanka

1994-1997: Commissioner arrimha guryaha ee Buffalo City.

2000: Xiriiriyaha degmada Erie oo dhacda galbeedka New York ee arrimaha xuquuqul Insaanka iyo dadka laga tirade badan yahay.

2000: Golaha dhexe ee xisbiga Jamhuuriga ee dalka Mareykanka.

2002:Xiriiriya State of New York ee arrimaha xuquuqul Insaanka iyo dadka laga tirade badan yahay.

2010: Ra’isul wasaaraha TFG-da ee dowladdii Sharif Sheekh Axmed.

2015: waxaa uu Bare ka yahay Erie College oo ku yaalla buffalo.

Xiliga waxaa uu guddoomiye ka yahay Xisbiga Tayo

Advertisements

U dhaaf Halcelis

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Beddel )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Beddel )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Beddel )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Beddel )

Connecting to %s


%d bloggers like this: