War deg deg ah: MADAXWEYNAHA CUSUB EE SOOMAALIYA OO LOO DOORTEY FARMAAJO

WAAJIDPRESS – 8 FEB 2017:

Madaxweynaha Somaliya ayaa waxaa noqday Maxamed C/laahi Farmaajo, kadib markii uu tanaasulay Xasan Sheekh Maxamuud Wareegii saddexaad, markii loo gudbi rabay.

Xasan Sheekh Maxamuud oo hadlay, ayaa sheegay inuu muujiyay tanaasul ku aadan inuu tartamo wareega saddexaad, sidaasi awgeedna waxaa Madaxweynaha dalka noqday Maxamed C.laahi Farmaajo.

Guddoomiyaha Maxkamada Sare ee dalka Abukaate Ibraahin Iidle Suleybaan ayaa dhaariyay Madaxweynaha cusub ee dalka, waxaana lagu dhaariyay dhaarta Dastuurka.

Rasaas ayaa ka dhaceysa Magaalada Muqdisho iyo dabaal deg xoogan oo ay sameynayaan dad isugu soo baxay Magaalada Muqdisho.

Ciidanka Xooga dalka Somaliya ayaa waxa ay ridayaan rasaas xoogan oo ay ku muujinayaan taageerada ay u hayaan Madaxweynaha cusub ee dalka Maxamed C/laahi Farmaajo.

Advertisements

U dhaaf Halcelis

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Beddel )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Beddel )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Beddel )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Beddel )

Connecting to %s


%d bloggers like this: