DAAWO: MADAXWEYNAHA KOONFUR GALBEED SHARIIF XASSAN OO KA DAMBEEYEY GUULDARADII KU DHACDEY XASSAN SHEEKH

WAAJIDPRESS – 9 FEB 2017:

Guuldaradii lama filaanka ah ee Xasan Sheekh iyo xertiisa kasoo gaartay Doorashada maanta ka dhacday Muqdisho ayaa dadka qaarkood lama filaan ku noqotay halka dadka kalana ay filayeen in Madaxweyne Xasan uu meesha ka baxayo uuna isbadal ku imaan doono hogaanka sare.

Guul darada Xasan Sheekh ayaa sidoo kale sabab looga dhigay qiyaano uu ku sameeyay Shariif Xasan Sheekh Aadan Madaxweynaha Koonfur Galbeed Soomaaliya oo balanta uga baxay Madaxweyne Xasan , Xildhibaanada taageersan Shariifka ayaana inta badan codkooda siiyay Musharax Farmaajo iyo Musharaxin kale oo tartan kula jiray Xasan Sheekh  – DAAWO:

 

Advertisements

U dhaaf Halcelis

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Beddel )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Beddel )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Beddel )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Beddel )

Connecting to %s


%d bloggers like this: