Maxkamada Sare Kenya oo ka soo horjeesatay go’aankii Xeryaha Dhadhaab lagu xiraayay

WAAJIDPRESS – 9 FEBRUARY 2017:

Maxkamadda sare ee dalka Kenya ayaa ku dhowaaqday inay joojisay go’aankii horey ee dowladda dalkaasi ku xiraysay xeryaha Qaxootiga ee Dhadhaab.

Qoraal hadda si rasmi ah ugu soo baxay faafinta rasmiga ee dowladda Kenya ayaa lagu sheegay in go’aankaasi ay maxkamadda sare ka hor timid.

Qaadiga lagu magacaabo John Matibo ayaa sheegay inay diideen go’aankii horey ugu dhawaaqay Wasiirka arrimaha gudaha Kenya Joseph Nkaissery, kaas oo ku saabsanaa in la xerayo Xeryaha Dhadhaab.

Xeryaha Dhadhaab waxaa ku sugan qaxooti badan oo Somaliyed, kuwaasi oo qaarkood dhowaan dalkooda dib ugu soo laabtey, kadib markii loo sheegay in la xirayo xeryahaasi.

Go’aanka ka soo baxay maxkamada Sare ee dalka Kenya ayaa wuxuu noqonayaa mid farxad geliya Bulsho badan oo Somaliyed, kuwaasi oo ku nool Xeryaha Dhadhaab ee dalka Kenya.

Advertisements

U dhaaf Halcelis

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Beddel )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Beddel )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Beddel )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Beddel )

Connecting to %s


%d bloggers like this: