War deg deg ah: Xildhibaan Muna Kay Oo Isku Day Dil Ka Badbaaday magaalada Muqdisho

WAAJIDPRESS – 12 FEBRUARY 2017:

Xildhibaan Muno Kay, ayaa caawa ka badbaaday weerar, kadib markii gaari ay la socotay la rasaaseeyay.

Mid kamid ah ilaaladda xildhibaanadda, ayaa dhaawac uu soo gaarey.

Weerarka ayaa waxaa uu ka dhacay gudaha Magaalladda Muqdishu.

Xildhibaan Muno Kay, ayaa barteeda Snapcha-ka soo dhigtay in weerarkaasi lagu qaaday gaarigeeda.

Muna Kay, oo fashion designer- ah ayaa waxaa ay ka mid aheyd xildhibanaddii dhawaan laga soo doortey Baydhaba isla markaana   ku soo biiray Baarlamaanka Soomaaliya.

Advertisements

U dhaaf Halcelis

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Beddel )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Beddel )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Beddel )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Beddel )

Connecting to %s


%d bloggers like this: