War deg deg ah Akhriso then Daawo: MADAXWEYNE Farmaajo oo xilkii ugu horeeyey maanta Magacaabey

WAAJIDPRESS – 16 FEBRUARY 2017:

img_1595       tkrwaaaybsh1   unnamed-4-1

Madaxweynaha Soomaaliya oo Maanta uun xilka la wareegay Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa magacaabay Xilalkii ugu horreeyey.

Madaxweynaha ayaa Danjire Dr. Cali Saciid Faqi  (oo ka soo jeeda BEELWEYNTA DIGIL IYO MIRIFLE) u magacaabay Agaasimaha guud ee Madaxtooyada (Cheif of Staff) Danjire Dr.Cali Faqi oo ah Aqoonyahan Soomaaliyeed ayaa ka hor intaan xilkan maanta loo magacaabin uu ahaa Danjiraha Soomaaliya uga wakiilka ah Dalalka Biljam, Holland iyo Luxembourg iyo Ururka Midowga Yurub waxayna xaruntiisu ahayd magaalada Brussels.
Sidoo kale, Madaxweynaha ayaa madaxa hab-maamuuska ee madaxtooyada u magacaabay Siyaad Maxamuud (oo KA soo jeeda beesha DHULBAHANTE) oo xilkan cusub ka hor ahaa Qunsulka guud ee Magaalada Jiddah ee Boqortooyada Sacuudi Carabiya.

 

Madaxweyne Farmaajo oo maanta uun si rasmi ah ula wareegay Xafiiska Madaxtooyada, ayaa xubnaha uu soo magacaabay waxaa ay noqonayan kuwoodii ugu horeeyay ee uu magacaabo, tan iyo markii uu u soo wareegay Villa Somalia – DAAWO XAFLADII XIL WAREEJINTA:

 

 

Advertisements

U dhaaf Halcelis

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Beddel )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Beddel )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Beddel )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Beddel )

Connecting to %s


%d bloggers like this: