Madaxweynaha oo wrqadaha aqoonsiga ka guddoomay safiirka cusub ee Britain-Sawirro

WAAJIDPRESS – 18 FEBRUARY 2017:

img_1606 img_1605 img_1603 img_1604

Waa safiirkii ugu horreeyey ee uu madaxweynaha J.F. S mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo warqadaha aqoonsiga ka guddoommo, safiirka dowladda Ingiriiska danjire David William Concar, waxaana looga guddoomay xafiiska madaxweynaha ee Villa Soomaaliya.

Madaxweyne Farmaajo iyo safiirka cusub ee boqortooyada Ingiriiska ayaa wada qaatay kulan, waxa ay ka hadleen xiriirka labada dowladooda iyo sii amba-qaadidda wada shaqeynta ka dhaxeysa.

Sidoo kale, waxaa laga hadlay taageerada Ingiriiska Soomaaliya uu siiyo ee dhinacyada amniga, dhaqaalaha iyo midka siyaasadda, madaxweynaha ayaana uga mahadceliyey dowladda UK arrimahaasi.

Advertisements

U dhaaf Halcelis

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Beddel )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Beddel )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Beddel )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Beddel )

Connecting to %s


%d bloggers like this: