Deg Deg: Madaafiic Xoogan oo Caawa laga Maqlayo Xaafadaha u dhaxeeya..

WAAJIDPRESS – 21 FEB 2017:

Sida ay sheegayaan wararka nasoo gaaraya Duqeyn xoogan ayaa caawa laga Maqlayaa deegaano u dhaxeeya Muqdisho iyo Afgooye iyadoo dadka shacabka ah ay aad u baqayaan.

Warar qaar ayaa sheegay in Madaafiic laga tuurayo Fariisinka Ciidamada AMISOM ee Ceelasha biyaha gaar ahaana deegaanka Arbaco iyadoo aan la ogeyn halka ay sida rasmiga ah ay madaafiicda ugu dhaceyso.

Sidoo kale dad ku sugan Deeganka carbiska ayaa waxaa ay sheegayaan in ay iyaguna sidoo kale maqlayaan Dhawaqa qoriga hoobiyaha oo ay ridayaan Ciidamada AMISOM ee Degan Carbiska lamana oga halka ay madaafiicda ku dhaceyso.

Dadka ku nool deegaanada Ceelasha Biyaha ilaa Carbiska degan ayaa caawa badin xoogan ay la soo deristay kadib markii caawa fariisimaha ciidamada AMISOM ee ku yaala deegaanadaasi laga maqlay Hoobiyaal ka dhacay.

Advertisements

U dhaaf Halcelis

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Beddel )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Beddel )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Beddel )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Beddel )

Connecting to %s


%d bloggers like this: