War hadda soo dhacay: Madfac khasaaro geystay oo ku dhacay Guri ku yaalla Muqdisho

WAAJIDPRESS – 22 FEBRUARY 2017:

Muqdisho  – Ugu yaraan 4 Ruux ayaa dhaawac uu ka soo gaaray kadib markii hoobiye uu ku dhacay Guri ku yaalla Degmada Wadajir ee Magaalada Muqdisho.

Goobjooge la hadlay Idaacadda Shabelle ayaa waxuu sheegay in madfacan oo halka laga soo tuuray aan weli la shaacin uu ku habsaday Guri ku yaalla Xaafada Kaabo-Godeey oo maalmo ka hor uu ka dhacay Qarax ismiidaamin ahaa.

Labo Caruur ah ayaa lagu soo waramayaa in ay ku jiraan Dadka Duqeyntaasi ku dhaawacmay.

Weli majiro cid sheegatay mas’uuliyada Weerarkan.

Duqeyntan ayaa ku soo beegmeysa saacado un kadib markii Xaflada Caleema saarka Madaxweynaha Soomaaliya lagu soo gaba gabeeyay Magaalada Muqdisho.

Advertisements

U dhaaf Halcelis

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Beddel )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Beddel )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Beddel )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Beddel )

Connecting to %s


%d bloggers like this: