War deg deg ah: MADAXWEYNE FARMAAJO OO HADDA KU DHAWAAQEY RA’ISUL WASAARE CUSUB

WAAJIDPRESS – 22 FEBRUARY 2017:

img_1645

img_1644

Muqdisho  –  War Goor dhow naga soo gaaray Xarunta Madaxtooyada ee Villa Soomaaliya ayaa xaqiijinaya in Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo uu u Magacaabay Ra’iisul Wasaarihiisa Xasan Cali Kheyre (oo KA soo jeeda Beesha MURUSADE – HAWIYE).

Xasan Kheyre wuxuu ka tirsan yahay kooxda Damul-Jadiid, Waxa uuna KA mid kooxdii Cumar CABDIRASHIID ka dhigtey Raisul Wasaare.

Madaxweynaha ayaa ku dhawaaqay Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya maanta in uu noqdo Mudane Xassan Cali Kheyre oo u dhashey beesha MURUSADE – HAWIYE.

Xasan Cali Kheyre raisul wasaaraha cusub ee Somalia waa nin aan wax badan laga aqoon oo ku cusub saaxada siyaasada Somalia, wuxuu madax ka ahaa Hey’adda NRC ee dalka Norway, waana nin ka soo jeeda beesha Murusade.

Madaxweynaha ayaa ugu baqoolaya Dalka Sacuudiga si halkaas uu ugu soo Cumreysto uguna soo duceeyo Umadda Soomaaliyeed.

Xasan Khayre Cali, Ra’iisal Wasaaraha la magacaabay, ayaa saakay Madaxweyne Farmaajo iyo wafdigiisa ku sagootiyey Garoonka Aadan Cadde.

Advertisements

U dhaaf Halcelis

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Beddel )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Beddel )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Beddel )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Beddel )

Connecting to %s


%d bloggers like this: