Xog+Sawir: Maxaa ka Taqaan Gacanyarayaasha Farmaajo ee Safarka Sacuudiga ku wehliya..

WAAJIDPRESS – 23 FEB 2017:

Socdaalkii ugu horeeyay ee madaxweynaha Soomaaliya ayaa soo shaac bixiyay gacan-yareysaah rasmiga ah ee madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo.

Madaxweynaha ayaa socdaalkiisii ugu horeeyay ee rasmi ah ku jooga dalka Sacuudiga, waxaana goor dhoweyd ay kulan la qaateen Madaxda Sacuudiga.

Kulanka waxaa ka dhex muuqday saddex gacan-yare oo madaxweynaha ku wehliya safarkiisa, marka laga reebo Wasiirka arrimaha dibadda C/salaan Hadliye Cumar oo ka mid ahaa wafdiga.

Saddexda gacan-yare waxay kala yihiin:
1- Fahad Yaasiin Daahir
2- Taabit Cabdi Maxamed
3- C/risaaq Axmed – DAAWO:

 

gacan

Advertisements

U dhaaf Halcelis

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Beddel )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Beddel )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Beddel )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Beddel )

Connecting to %s


%d bloggers like this: