War deg deg ah: DAAWO: KOOXDA DAMUL-JADIID OO MAANTA KU DHAWAAQDEY IN UU IYAGA KA TIRSAN YAHAY RAISUL WASAARE KHEYRE

WAAJIDPRESS – 24 FEBRUARY 2017:

Kooxda Damu Jadiid ayaa markii ugu horeysay ka hadashay Ra’isul Wasaaraha cusub ee Soomaaliya kaas oo uu dhawaan magacaabay madaxweyne Farmaajo.
War kooban oo sargaal katirsan Kooxda Damu Jadiid ku shaaciyay bogiisa Facebook kaas oo ay ku taageerayaan ra’isul Wasaaraja cusub.
Mahad Salaad oo ka mid ahaa wasiirada Dowladda waqtigu ka dhamaaday sidoo kalana ah xubin muhiim ah oo ka tirsan Damul Jadiid ayaa dhowaan waday weeraro dhanka warbaahinta ah oo ka dhan ah madaxweyne Farmaajo ,laakiin marki la magacaabay Ra’iisul wasaaraha cusub waxaa uu badalay aragridiisii waxaana uu bilaabasy inuu soo amaano isagoo u balan qaaday iney la shaqeyn doonaan – DAAWO:

 

Advertisements

U dhaaf Halcelis

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Beddel )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Beddel )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Beddel )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Beddel )

Connecting to %s


%d bloggers like this: