Akhriso then DAAWO: XILDHIBAANO KA TIRSAN BFS OO DEEQ GAARSIYEY DEGMADA GO’DOONSAN EE MAGAALADA WAAJID

WAAJIDPRESS – 25 FEBRUARY 2017:

Waajid – Xildhibaano ka tirsan Baarlamanka Soomaaliya ayaa maanta gaarey Degmada Go’doonsan Ee Waajid ee Gobolka Bakool iyagoona halkaasi gaarsiyey lacago deeq ah oo logu tala galey dadka ku nool Degmadasi ee Abaarta iyo Cudurka Shuban biyoodku saameeyey.

Xildhibaanada Maanta gaarey Degmada Waajid waxaa hogaaminayey Xildhibaan Idiris Cabdi Takhtar, iyagoona sheegey in degmada ay ka jirto Xaalad Bini’aadanimo oo daran isla markaana waxay hay’adaha Samafalka ugu baaqeen inay ku soo laabtaan Degmadaas – DAAWO:

 

Advertisements

U dhaaf Halcelis

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Beddel )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Beddel )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Beddel )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Beddel )

Connecting to %s


%d bloggers like this: