War deg deg ah: Raisul Wasaaraha Somalia oo Xilkii Ugu horeeyay u Magacaabay La taliyahii Xasan sheekh…

WAAJIDPRESS – 3 MAR 2017:

R/wasaaraha cusub ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa ku dhawaaqay shaqsiga noqon doono xoghayaha joogtada ah ee Xafiiska Ra’isul wasaaraha.

 
Maxamed Keynan Xirsi ayaa noqonaya Xoghayaha joogtada ah ee Xafiiska R/wasaaraha Cusub Xasan Cali Kheyre, Waxa uuna shakhsigani ka soo jeedaa (Beesha Majeerteen – Cismaan Maxamuud), waxaa uu bedelaya Abdusalam Salwe oo lasoo shaqeeyay R/wasaarihii hore Cumar Cabdirashiid.

 
Keynaan ayaa ahaan jiray la taliyihii madaxweynihii waqtigiisa dhamaaday ee Xasan Shiikh Maxamuud.
Keynaan ayaa hada ahaa Afhayeenkii guddiga doorashooyinka dadban ee Soomaaliya.

 
Wareegtadaan ayaa imaaneyso maalmo yar kadib marki ay Baarlamaanka Soomaaliya si aqlabiyad leh u ansixiyeen Xasan Cali Kheyre.

Advertisements

U dhaaf Halcelis

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Beddel )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Beddel )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Beddel )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Beddel )

Connecting to %s


%d bloggers like this: