WAR DEG DEG: Dagaal Xooggan Oo Hadda Ka Bilowday Magaalada Kismaayo Ee Jubada Hoose

WAAJIDPRESS – 5 MAR 2017:

Wararka hadda naga soo gaaraya magaalada Kismaayo ee gobolka Jubada Hoose ayaa waxay sheegayaan in duyleedka magaaladaasi uu ka bilowday dagaal xooggan oo u dhaxeeya ciidamada Jubbaland iyo kuwa Al-shabaab.

 
Maleeshiyaad ka tirsan Al-shabaab ayaa la xaqiijiyey iney weerar culus ku qaadeen saldhig ay ciidamada Jubbaland ku leeyihiin duleedka Kismaayo, waxaana halkaasi ka socda dagaal xooggan.
Lama oga khasaaraha ka dhashay dagaalkan, hase ahaatee ciidamada Jubbaland ayaa la sheegayaa iney hadda ku gacan sarreeyaan dagaalkaasi oo ay iska caabiyeen Al-shabaab.

Advertisements

U dhaaf Halcelis

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Beddel )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Beddel )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Beddel )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Beddel )

Connecting to %s


%d bloggers like this: