War deg deg ah: Agaasimihii Waaxda Dab Damiska ee Gobolka Banaadir oo iscasilay

WAAJIDPRESS – 7 MAR 2017:

Muqdisho (Sh M Network) – isagoo la hadlayay Idaacadda Shabelle ee Magaalada Muqdisho, ayaa agaasimaha Waaxda Dab damiska ee Gobolka Banaadir, Cabdullaahi Maxamed Abdulle, waxuu ku dhawaaqay in uu iscasilay.

Waxuu u shaaca ka qaaday in uu iscasilay kadib markii sida uu sheegay uu waayay Xuquuqdii uu ku la ahaa Maamulka Gobolka Banaadir.

Dhinaca kale, Warar soo baxaya ayaa sheegay in Maamulka Gobolka Banaadir ay xil ka qaadis ku sameeyeen Cabdullaahi Maxamed Abdulle oo ahaa agaasimaha Waaxda Dab damiska ee Gobolka Banaadir.

Sikastaba, Maamulka Gobolka ayaa xusay in Ninkan ay xilka ka qaadeen kadib markii uu gudan waayay waajibaadkii loo igmaday.

Advertisements

U dhaaf Halcelis

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Beddel )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Beddel )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Beddel )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Beddel )

Connecting to %s


%d bloggers like this: