War deg deg ah: Ethopia oo Safiir u soo Magacowday Soomaaliya (Magaciisa)

WAAJIDPRESS – 9 MAR 2017:

Dawlada Ethopia ayaa war ay soo saartay waxay ku shaacisey inay soo magacowday Wakiilkeeda ujoogi doono Dalka Soomaaliya xilli Hogaanka Soomaaliya uu la wareegay Shakhsi Mayal adeeg lagu sheegay.
Wararka waxay sheegayaan in Safiirka lasoo magacaabay uu hore usoo shaqeyn jiray kana tirsanaa Maamulka Safaarada Ethopia Ee Muqdisho.
Danjiraha lasoo magacaabay ayaa la yiraahdaa JAMAALUDIIN MUSTAFA cumar (oo ka soo jeeda Soomaalida Ethiopia gaar ahaan qabiilka Karanle-Murusade), isagoo hore u ahaa Safiir kuxigeenka Dalkaasi u joogay Soomaaliya.
R/wasaaraha Ethopia ayaa ugartay inuu Jamaaludiin yahay Shakhsi kasoo bixi kara Howshaan sidaa awgeedna ay keentay in Maamulka Safaarada ku wareejiyeen.
Soomaaliya iyo Ethopia ayaa xiriirkooda wanaagsanaa muddooyinkii lasoo dhaafay balse waxa la aaminsan yahay in Xukunka farmaajo uu saameyn badan ku reebi karo habkii wada shaqeyneed.
Haila Marian oo ah R/wasaaraha Ethopia waxa uu sheegay mar uu bishii hore kaga qeyb galay Muqdisho Xaflada Caleemo Saarka Madaxweyne Farmaajo inay taageero umuujin doonaan Dawlada Soomaaliya iyo Dib udhiskeeda.

Advertisements

U dhaaf Halcelis

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Beddel )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Beddel )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Beddel )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Beddel )

Connecting to %s


%d bloggers like this: