War deg deg ah: DAAWO: Wariye ka tirsan Universal Tv oo Maanta Muqdisho gaarigiisa Qarax loo rakibey …….

WAAJIDPRESS – 12 MAR 2017:

C/laahi Xersi Kulmiye, Agaasimaha Telefishinka Universal ee Bariga & Bartamaha Afrika, ayaa waxaa uu ka hadlay dhaawaca C/xamiid Maxamed Imaan (Karasaay) ka soo gaaray qarax loogu soo xiray gaarigiisii.

Agaasimaha, ayaa tilmaamay in qaraxan xalay lagu soo xiray gaariga, saakayna uu C/xamiid Maxamed Imaan kula qarxay agagaarka Masaajidka Marwaas ee Degmada Xamar Weyne.

Agaasimaha oo xaqiijiyay in qaraxa lagu rakibay kursigii uu ku fadhiyay C/xamiid Maxamed Imaan, ayaa sheegay in uu ka dhaawacmay garabka illaa iyo sinta, hadana ay xaaladiisu tahay mid degan – DAAWO:

 

Advertisements

U dhaaf Halcelis

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Beddel )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Beddel )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Beddel )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Beddel )

Connecting to %s


%d bloggers like this: