War hadda soo dhacay oo deg deg ah: Ismiidaamin ka dhacday Magaalada Muqdisho

WAAJIDPRESS – 13 MAR 2017:
Waxaa goordhaw qarax Ismiidaamin ah uu fuliyay qof watay gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay uu ka dhacay meel ku dhaw xero ay Ciidanka Milatariga Soomaaliya ku leeyihiin Ex-Warshadihii hore ee Nac naca ee Degmada Madiina ee Magaalada Muqdisho.

Qaraxan ayaa loo adeegsaday gaari noociisa uu yahay Caasi/Homy, waxaana kaxeynaayay ruux naftiis halige ah, kaasi oo beegsaday Koontaroolka ciidamada ay ku sugan yihiin, xilli inta badan ciidamada ay ahaayeen kuwa hurdo.

5 qof ayaa ku dhimatay, tiro kalena Waa ay ku dhaawacmeen.

Goobjoogeyaal ayaa sheegay in Qaraxu uu ahaa Gaari Caasi ah,waxaana la sheegay inuu Qarxay Xilli uu marayay meel u dhaw Warshaddii Nacnaca oo ku taalla Degmada Wadajir ee Muqdisho.

 

Al Shabaab ayaa sii xoojiyay weeraradooda iyadoo dhawaan ay soo bandhigeen dadkii kala duwanaa ee ay ku dileen Magaalada Muqdisho iyo qaar ka mid ah Gobollada Dalka.

Advertisements

U dhaaf Halcelis

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Beddel )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Beddel )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Beddel )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Beddel )

Connecting to %s


%d bloggers like this: