DAAWO: BOQOLAAL SHACAB AH IYO MADAXDA MAAMULKA KOONFUR GALBEED OO MAANTA BAYDHABA KU TUKADEY SALAAD ROOB DOON AH

WAAJIDPRESS – 16 MAR 2017:

Boqalal Dadweyne  ah oo Ku Sugan Magaalada Baydhabo Ee Xarunta Gobolka Bay  ayaa Maanta Waxa ay salaad Roboodoon ah Ay Ku Tukadeen  Duleedka Magalada Baydhabo.

Tukashada Salada Robodoonka waxa Ka soo Qeeb Galey Ku simaha Madaxweynah Koonfur Galbeed Maxamed Xasan Fiqi  iyo Gudoomiyah Barlamanka C/qaadir Shariif Sheekhuna Maye Wasiiro , Xildhibaano iyo Culaamaa ‘idiinka Magaalaada Baydhabo Iyo Qeebaha Kala Duwan Ee Bulshada Rayidka ah Ee Ku Nool Magalada Baydhabo Eec Xarunta Gobolka Bay .

Markii la Tukadey Salaada Roobdoonka Ka  Dib Waxa Warbaahinta La Hadley Gudoomiyah Barlamanka Koonfur Galbeed Dr. Cabdulqaadir Sheekhuna Maye Iyo Godoomiyaha Maxakada sare Ee KGS  Axmed Cabdulahi Xuseen , isla markaana waxa ay Ka hadleen Faa’idada ay Leedahay  tukushada Salaada Roobdoonka.

Sidoo Kale waxa Goobta Ka Hadley Ku simaha Madaxweynah Koonfur Galbeed Somalia Ahna Wasiirka Beeraha Iyo waraabka Maxamed Xasan Fiqi Waxaa Uu ka Hadley In ay Tixigiliyeen Baaqii  ay Soo Jeedisey Dowlada fedaralka Soomaaliya – DAAWO:

 

Advertisements

U dhaaf Halcelis

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Beddel )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Beddel )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Beddel )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Beddel )

Connecting to %s


%d bloggers like this: