DAAWO: LOOLAN ADAG OO KU SAABSAN GOLAHA WASIIRADA AYAA DHEX BILOWDEY MADAXWEYNE FARMAAJO, JAWAARI, SHARIIF XASSAN IYO KHAYRE

WAAJIDPRESS – 17 MAR 2017:

Ra’iisal wasaare Xasan Cali Kheyre ayaa culeesyo iyo cadaadis aan xad laheyn kala kulmaya Beellaha Hawiye iyo Digil iyo Mirifle oo ku saleysan xulidda xubnaha Wasiirada ka noqonaya Xukuumaddiisa, xilli Gudoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari iyo Madaxweynaha Maamul goboleedka Koonfur galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan ay ku wada loolamayaan in shakhsiyaad saaxiibo iyo qaraabo la ah ay ku yeeshaan Golaha Wasiirada cusub – DAAWO:

 

Advertisements

U dhaaf Halcelis

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Beddel )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Beddel )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Beddel )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Beddel )

Connecting to %s


%d bloggers like this: