DAAWO: SAFIIRKA SOOMAALIYA U FADHIYA DALKA TURKEY OO XILDHIBAAN XASSAN SHEEKH KU SOO DHAWEEYEY TURKEY

WAAJIDPRESS – 18 MAR 2017:

Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Turkey Mr. Jaamac (oo KA soo jeeda Beesha JIROON – DIGIL IYO MIRIFLE) iyo shaqaalihiisa oo Airport Turkey ku soo Dhaweeyey Madaxweynihii hore Xildhibaan Xassan Sheekh iyo Qoyskiisa iyo qaraabadiisa oo u soo guurey Dalka Turkey.

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamud oo shalay galab gaaray dalka Turkiga ayaa mas’uuliyiin ka tirsan safaaradda Somalia iyo dowladda Turkiga ay kusoo dhoweeyeen magaalada Istanbul.
Xildhibaan Xasan Sheekh oo shalay magaalada Muqdisho ka ambabaxay isaga iyo qaar ka tirsan qoyskiisa, ayaa lagu soo waramayaa in Xasan Sheekh uu mudo bilooyin ah ku sugnaan doono dalka Turkiga halkaasi oo qoyskiisa ay degan yihiin.

Advertisements

U dhaaf Halcelis

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Beddel )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Beddel )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Beddel )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Beddel )

Connecting to %s


%d bloggers like this: