DAAWO: CIIDAMADA DOWLAD GOBOLEEDKA KOONFUR GALBEED OO WEERAR MAANTA KU QAADEY DEEGAAN AY HEYSTEEN MALEESHIYAADKA SHABAAB

WAAJIDPRESS – 19 MAR 2017:

Ciidamada Dowlada Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa weerar ku qaadey Degaanka Hagarka Ee Gobolka Bay oo qiyaastii 40km Koonfurta Kaga Xiga Magaalada Baydhabo isla markaana Ay maamusho Maleeshiyada Mayalka adag Ee Al Shabaab Ee Ka Dagaalanta Dalka Somalia.

Maleeshiyaa ayaa halkaas laga saarey, ayadoona Ciidanka Koonfur Galbeed Somalia dib ugu soo laabteen Degaanka.

Taliye ku xigeenka Ciidanka Booliska Gaar ah Ee Koonfur Galbeed ayaa sheegey in Howlo adag ka ay fuliyeen wada u dhexeysa Baydhabo iyo Degmada Qansaxdheere Ee Gobolka Bay – DAAWO:

 

Advertisements

U dhaaf Halcelis

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Beddel )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Beddel )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Beddel )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Beddel )

Connecting to %s


%d bloggers like this: