War deg deg ah: DOWLADA Ethiopia oo go’aan cad KA qaadatey DOWLADA farmaajo

WAAJIDPRESS – 19 MAR 2017:

Wasiirka Arrimaha Dibedda ee dalka Ethiopia Dr. Workneh Gebeyehu, ayaa shaaca ka qaaday Dowlada Ethiopia ay ka fiirsan doonto Siyaasada kala dhexeysa Dowlada Somalia.
Dr. Workneh Gebeyehu, ayaa sheegay in Dowlada Ethiopia ay u kala duwan tahay Dowladii hore ee Somalia iyo tan iminka ka arimisa Somalia waxa uuna ku celcelshay inay ka fiirsan doonaan.
Waxa uu sheegay in Dowlada Ethiopia ay xiriir dhow la leedahay Dowladaha deriska la ah, balse Dowlada Somalia ee uu hogaaminaayo Farmaajo ay ka fiirsan doonaan xiriirka kala dhexeeya waxa uuna meesha ka saaray in Ethiopia ay ka didsan tahay maamulka cusub.
”Waxaan dooneynaa in dowladaha geeska ay noqdaan kuwo ka mideysan Siyaasada, amaanka iyo xiriirka ma jirto cid gaara aan ku caburineyno arrimahaasi waxa aysa dan ugu jirtaa dowladaha geeska”.
Dr. Workneh Gebeyehu, ayaa Ciidamada Ethiopia ka jooga Somalia ugu baaqay inay sii wataan howlahooda, waxa uuna tilmaamay inay kala qaadi doonaan Siyaasada iyo nabadeynta Africa.
Dr. Workneh Gebeyehu, ayaa hadalkaani ka sheegay kullan gaar ah oo uu la qaatay qaar kamid ah Madaxda Urur gobaleedka IGAD.

Advertisements

U dhaaf Halcelis

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Beddel )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Beddel )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Beddel )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Beddel )

Connecting to %s


%d bloggers like this: