War deg deg ah: Akhriso Liiska Wasiirada iyo Qabiiladooda

WAAJIDPRESS – 21 MAR 2017:

Ra’iisal Wasaaraha Somaliya Xasan Cali Khayre, ayaa goor dhaw ku dhawaaqay liiska magacyada ee Golihiisa Wasiirada cusub.
Ra’iisal Wasaaraha ayaa sheegay Wasiirada cusub inay ka kooban yihiin 29 Wasiir, 26 Kuxigeeno, 15 Wasiiro Dowlo iyo 1 Ra’iisal Wasaare Kuxigeen.

Afhayeenka Xukuumadda Somaliya, ayaa Saxaafadda u akhriyay liiska cusub ee Golaha Wasiirada Xukuumadda – Akhriso liiska:

 

1- Avv. Mahdi Axmed Guuleed Khadar Ra’iisul Wasaare kuxigeen, Isaaq, Cidegale
2- Cabdi Faarax Juxa Wasiirka Arrimaha Gudaha, ( Majeerteen , Ciise Maxmuud)
3- Yuusuf Garaad Cumar Wasiirka Arrimaha Dibadda, Hawiye, Habargidr, Ceyr
4- C/raxmaan Ducaale Beyle Wasiirka Maaliyadda, ( Godo-Biirse)
5- C/raxmaan Xoosh Jibriil Wasiirka Dastuurka, Leelkasce
6- Amb. Jamaal Hassan Wasiirka Qorsheynta iyo iskaashiga Caalamiga, Daarood, Warsangeli.
7- Maryan Aweys Wasiirka Dekedaha, Beesha Jareer Weyne, Shiidle.
8- Eng. Cabdi Canshuur Xasan Wasiirka Boostada, isgaarsiinta iyo Tiknoolijiyada, Baadi Cadde.
9- Maxamed C/llaahi Salaad Wasiirka Gaadiidka Cirka iyo dhulka,
10- Khadra Axmed Ducaale Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha, Isaaq, Habar Jecle.
11- Khadiijo Maxamed Diiriye Wasiirka Dhalinyarada iyo isboortiga, (Yaxar)
12- Cabaas Siraaji Wasiirka Howlaha Guud, (Mirifle Hubeer)
13- Drs. Maryan Qaasim Wasiirka Arrimaha Gargaarka, Tunni – DIGIL IYO MIRIFLE.
14- Deeqa Yaasiin Wasiirka Haweenka iyo xuquuqul Insaanka, Dir, Surre
15- C/raxmaan Maxamed Cabdi Xaashi Wasiirka Kaluumeysiga iyo Kheyraadka, ( Dhulbahante)
16- Maxamed Abuukar Islow Ducaale Wasiirka Amniga Gudaha, ( Abgaal , Harti , Obokar )
17- Eng. C/raxmaan Yariisow Wasiirka Warfaafinta, Hawiye, Abgaal, Wacbuudhan, Daa’uud.
18- C/rashiid C/llaahi Wasiirka Gaashaandhigga, ( Mirifle / Leysaan)
19- Cabdiraxmaan Daahir Cismaan, wasiirka wabarashads iyo tacliinta sare, Xawaadle
20) Dr. Iimaan C/llaahi Cali, wasiirka Awqaafta iyo arrimaha diinta, (ma heyno)
21) Xildhibaan Shiikh Nuur Maxamed Xasan, Wasiirka Xanaanada Xoolaha, Dir, Biyamaal
22) Xildhibaan Saciid Xuseen Ciid, Wasiirka Beeraha, Beesha Shanaad, Carab Saalax,
23) Dr. Fowsiya Abiikar Nuur, Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada, Gaaljecel.
24) Xil. Eng. Cabdirashiid Maxamed Axmed , Wasiirka Macdanta iyo Batroolka , Gendershe
25) Xildhibaan Prof. Saalaim Caliyow Ibrow, Wasiirka Korontada iyo Biyaha, Digil, Jiido.
26) AVV. Xasan Xuseen Xaaji, Wasiirka Cadaaladda, (ma heyno)
27) Xildhibsan Saalax Axmed Jaamac, Wasiirka Shaqad iyo Shaqaalaha, Isaaq, Habar Yoonis

 

28 – CABDULQAADIR Macalin Nuur (HAWIYE – ABGAAL) – WASIIRKA Madaxtooyada.

29 – Cabdulaahi Xaamuud Maxamed (DIGIL IYO – DISOW) – WASIIRKA Xafiiska Ra’isul Wasaaraha – La soco Wasiir ku-xigeenada iyo Wasiir dowlayaasha.

Advertisements

U dhaaf Halcelis

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Beddel )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Beddel )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Beddel )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Beddel )

Connecting to %s


%d bloggers like this: