DAAWO: Xildhibaanada KOONFUR GALBEED oo ka soo horjeestey golaha wasiirada ee shalay la magacaabey

WAAJIDPRESS – 22 MAR 2017:

Xildhibaan Idiris Abdi Takhtar oo ah afhayeenka Xildhibaanada oo ka soo jeeda deeganada Koonfur Galbeed, ayaa ee KA tirsan Baarlamaanka Federaalka Ayaa si kulul u weeraray Madaxweynaha Somaliya Maxamed C/laahi (Farmaajo) iyo Ra’iisal Wasaaraha dalka Xasan Cali Khayre.

Waxa uu sheegay Xildhibaanka inay ka soo horjeedaan Golaha Xukuumadda cusub ee shalay la magacaabay, waxaana uu intaasi ku daray in Ra’iisal Wasaare Khayre uusan kala tashan xubnaha Baarlamaanka Somaliya magacaabista Golaha Wasiirada.

Xogtu waxaan ku helnay in hadda xildhibaannada diiddan xukuumadda cusub ee Kheyre ay gaarayaan tiro ahaan 122 mudane oo ka tirsan xildhibannada golaha shacabka.

Xildhibaannadan waxaa ku jira Kuwa K/galbeed iyo sidoo kale xildhibaanno Damuljadiid ka tirsan oo aragti ahaan diiddan mudanayaasha wasiirada laga dhigay iyo guud ahaan dowladda Farmaajo.- DAAWO:

 

Advertisements

U dhaaf Halcelis

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Beddel )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Beddel )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Beddel )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Beddel )

Connecting to %s


%d bloggers like this: