War deg deg ah: Labo Wasiir OO iska casishey dowladii Farmaajo ee shalay la magacaabey

WAAJIDPRESS – 22 MAR 2017:

Mid ka mid ah Wasiiru dowlayaashii shalay uu magacaabay Ra’isul wasaare Xasan Cali Kheyre ayaa ku dhawaqay in uu iska casilay xilkii shalay loo magacaabay.
Wasiiru dowlaha Iscasilay ayaa lagu magacaabaa C/qaadir Sheekh Cali Baqdaadi (OO ka soo jeeda Beesha DIR), waxaana shalay loo magacaabay Wasiiru Dowlaaha Wasaarada Cadaalada ee Xukuumada Soomaaliya.

Warar ayaa sheegaya in sababta uu isku casilay ay ka dambeysay kadib markii uu cadaadis daran kala kulmay Beeshiisa sida illo wareedyo inoo xaqiijiyeen.
Waa Masuulkii labaad oo mudo ka yar 24 saac isaga taga shaqadii loo magacaabay waxaana ka horeyay Wasiiru dowlaha Waxbarashada C/raxmaan Maxamed Cabdulle Jaabir (OO ka soo jeeda Beesha Daarood- Awrtable) oo kamid ah liiska wasiirada uu ku dhawaaqay shalay R/wasaare Xasan Cali Kheyre oo isana iscasilay.

Advertisements

U dhaaf Halcelis

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Beddel )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Beddel )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Beddel )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Beddel )

Connecting to %s


%d bloggers like this: