War deg deg ah: Dowlada Farmaajo oo nin Ethiopian ah u magacawdey Ra’isul Wasaare ku-xigeen

WAAJIDPRESS – 22 MAR 2017:

Ra’iisal wasaaraha cusub ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa xilka ra’iisal wasaare ku xigeenkiisa u magacaabay nin sharci yaqaan ah oo siyaasadda ku cusub oo warar kala duwan kasoo baxayaan xaaladiisa

Haddaba waxaan dib u eegeynaa shaqsiyadda iyo taariikhda ra’iisal wasaare ku xigeenka magacaaban eee xukuumadda Soomaaliya Garyaqaan Mahdi Maxamed Guuleed (Beesha Isaaq), muddo dheerna kasoo shaqeeyay Zoonka Shanaad ee Itoobiya.

Waa kuma Garyaqaan Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar)..?:

Ku-simaha xafiiska Caddaalada ee Gobolka Shanaad ee Somalida Ethiopia.

November 1999 — march 2001: Madaxa ciqaabta iyo Madaniga Somalida Ethiopia.

November 1998 — 1999: Xeer ilaaliyaha kiisaska ciqaabta Somalida Ethiopia

January 1999 — March 1999: La-taliye sharciga ee Gudida diyaarinta sharciyada ee kilinka Shanaad ee dalka Ethiopia.

April 1999 — March 1999: Xeerka Ganacsiga ee thiopia ayuu u tarjumay Af Soomaali.

August 2000 — October 2000: Tababarre xeerka ciqaabta ah.

November — December 2001: Waxa uu tarjumay xeerka Naas-nuujinta.

February — March sanadkii 2002: La-taliye sharci wasaarada Cadaalada.

2002 — 2004: Wuxuu aasaasay Kulliyada Sharciga ee Jaamacada Hargeysa.

Bishii June — October 2004: Waxa uu diyaariyay xeerka Ganacsiga Somaliland.

2002 — 2005-tii Wuxuu noqday La-taliyihii sharciga Guddiga Doorashooyinka Somaliland.

2003 — 2008: Wuxuu la soo shaqeeyay Hay’da UNDP gaar ahaan Barnaamijyadeeda Maamul wanaaga iyo meelmarinta sharciga.

2008 wixii ka danbeeyay wuxuu macalin ka ahaa kulliyada Sharciga ee Jaamacada Hargeisa.

2008 – Xisbiga UCID ayaa u magaabay xubin ka tirsan Guddiga Doorashooyinka Somaliland.

March 2017: Waxaa loo magacabaay Ra’iisal wasaare ku xigeenka Dowladda Federaalka Soomaaliya.

Advertisements

U dhaaf Halcelis

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Beddel )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Beddel )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Beddel )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Beddel )

Connecting to %s


%d bloggers like this: