War deg deg ah: Xildhibaanadii ka soo horjeedey Wasiirada cusub oo batey saxiixayna liis cusub

WAAJIDPRESS – 23 MAR 2017:

Xog gaar ah ayaa sheegeysa inay sii kordhayaan tirada xildhibaanada baarlamanka Soomaaliya ee diidan golaha wasiirada cusub ee uu soo dhisay ra’iisul wasaare Xasan Cali Kheyre.

Qaar ka mid ah xildhibaanada ayaa sheegay in ku dhowaad 100 xildhibaan ay saxiixeen liis lagu ururinayo xildhibaanada aan codkooda siin doonin golaha wasiirada oo ansixin ugu baahan baarlamanka.

Xildhibaanada diidan dowladda ayaa isugu jira saddex koox  kala ah: Dhamaan Xildhibaanada laga soo doortey Maamulka Koonfur Galbeed oo sheegey in Wasaarado aan Tayo laheyn uu Raisul Wasaare Kheyre siiyey, Kooxda labaad ayaa ah Kooxdii isbedel doonka oo aan iyaga haba yaraatee wax wasiir ah helin iyo Kooxda sadexaad oo ah Kooxda Damuljadiid.

Si kastaba, waxaa hadda muuqata in go’aankaas uu ahaa mid aan la mahdin una abuuray dowladda mucaaraddada xildhibaano ka badan kuwa la qanciyey.

Advertisements

U dhaaf Halcelis

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Beddel )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Beddel )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Beddel )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Beddel )

Connecting to %s


%d bloggers like this: