War deg deg ah DAAWO: SHARIIF XASSAN OO FARIIN KULUL U DIREY PUNTLAND IYO ISMAAMULKA SOOMAALIDA EE ETHIOPIA KILINKA 5’aad

WAAJIDPRESS – 24 MAR 2017:

Maanta oo Jimce ah Ayaa Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa ka hadlay dadka ka soo jeeda deegaanada Maamulkiisa ee kuixran Dhulka Ismaamulka Soomaalida Itoobiya iyo Puntland.

Shariif Xasan oo Suxufiyiinta kula hadlay Magaalada Baydhabo ayaa sheegay iney uu digniin kulul iyo Codsiyo dhowr ah udiray Madaxda Ismaamulka Soomaalida Itoobiya iyo kuwa Dowladda Federalka Itoobiyo.

Madaxweynaha Koonfur Galbeed ayaa cod dheer uga codsaday in dadka aan danbiyada cad lagu heyn la sii daayo kuwa Falalka amni darro xiriirka la lehna dalka dib loogu soo celiyo si xukunadooda ay dalka Soomaaliya ku qaataan.

Dhinaca kale waxa uu Shariif Xasan Sheekh Aadan ka hadlay maxaabiista iyagana kuxiran deegaanada Maamulka Puntland, waxa uu sheegay inuu dhawaan tagi doono Garoowe si uu kala hadlo Puntland sii deynta dadka uxiran – DAAWO:

 

Advertisements

U dhaaf Halcelis

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Beddel )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Beddel )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Beddel )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Beddel )

Connecting to %s


%d bloggers like this: