War deg deg ah: GUDOOMIYE Jawaari oo waraaq u qorey Raisul Wasaaraha una sheegey in uu wax ka bedelo Sida uu u magacaabey Wasiirada ka hör Inta aan la keenin Baarlamaanka

WAAJIDPRESS – 25 MAR 2017:

Gudoomiyaha Golaha Shacabka Prof. Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari, ayaa Ra’iisal Wasaaraha Somaliya, Xasan Cali Khayre u qoray warqad uu uga codsanayo in uu dib ugu laabto Golaha Wasiirada.
Ra’iisal Wasaaraha Somaliya, ayaa Talaadadii magacaabay 26 Wasiir, 26 Ku Xigeeno, 15 Wasiiru Dowlayaal iyo 1 Ra’iisal Wasaare Kuxigeen, isagoona magacaabistooda ku sababeeyay mid ku timid wada-tashi.

Xildhibaano saluugsan wadada loo maray magacaabista Golaha Wasiirada, ayaa Magaalada Muqdisho ka bilaabay olole ay uga soo horjeedan.

Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari, ayaa warqadda uu u qoray Ra’iisal Wasaaraha waxay ka dambeysay markii 105 ay soo jeediyeen in dib loogu noqdo Wasiirada, ka hor inta aan la horkeenin Xildhibaanada – Akhriso 2 pages waraaqda:

 

 

 

Advertisements

U dhaaf Halcelis

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Beddel )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Beddel )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Beddel )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Beddel )

Connecting to %s


%d bloggers like this: