DAAWO: BULSHADA DIGIL IYO MIRIFLE OO SU’AALAAD BADAN WEYDIISEY MADAXWEYNE SHARIIF XASSAN – BARNAAMIJKA TODOBAADKA

WAAJIDPRESS – 26 MAR 2017:

Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa ka hadlay arrimo badan oo la xiriira maamulkiisa, kadib kulan uu maanta Magaalada Baydhabo kaga qeyb galay.

Shariif Xasan ayaasu’aalo laga weydiiyay arrimo la xiriira Maamulkiisa iyo sidoo kale waxa ka jira in uu isku shaandheyn ku sameyn doono Golaha Wasiirada Koonfur Galbeed.
Waxa uu sheegay Shariifka in qorshahaas la doonayo in lagu dhiso Gole Wasiiro oo tayo leh, wuxuuna xusay in Koonfur Galbeed uu u soo magacabayo Ra’iisul Wasaare, si Wasiirada uu ugu fududeeyo Holohoodo gaarka ee ay u baahan yihiin.

Sidoo kale waxa uu sheegay Talaabada uu ku magacaabayo Ra’iisul Wasaaraha in uu ku dhaqaaqi doono marka la ansaxiyo Golaha Wasiirada cusub.

DAAWO:

Advertisements

U dhaaf Halcelis

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Beddel )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Beddel )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Beddel )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Beddel )

Connecting to %s


%d bloggers like this: