War deg deg ah: Kooxo hubeysan oo Askar ku Dilay Magaalada Muqdisho

WAAJIDPRESS – 27 MAR 2017:

Waxaa gelinkii dambe ee maanta labo Askari oo ka tirsanaa Ciidamada Dowladda Soomaaliya lagu Dilay Suuqa weyn ee Baakaraha ee Magaalada Muqdisho.

Dilka Askartan oo ay fuliyeen dhalinyaro ku hubeysnaa bistoolado ayaa waxuu ka dhacay Suuqa Daawada, halkaasi oo meel u dhow ay saldhig ku leeyihiin Ciidamada Dowladda Soomaaliya.

Goobjooge ayaa u sheegay Idaacadaha in dableydii ka dambeysay Dilkaasi ay isaga baxsadeen goobta.

Ciidamo ka tirsan kuwa Dowladda oo goobta gaaray ayaa bilaabay howlgallo baaritaano ah, inkastoo aan la soo sheegin ay soo qabteen Raggii ka dambeeyay falkaasi.

Ilaa iyo hada majirto cid sheegatay mas’uuliyada Dilka Askartan loogu geystay Suuqa Bakaaraha ee Magaalada Caasimada ah ee Muqdisho.

Advertisements

U dhaaf Halcelis

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Beddel )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Beddel )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Beddel )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Beddel )

Connecting to %s


%d bloggers like this: