Dab xoogan oo ka kacay suuqa labaad ee ugu weyn Magaalada Muqdisho

WAAJIDPRESS – 1 APRIL 2017:

Muqdisho – Dabkan oo ahaa mid xoogan ayaa waxuu ka kacay qeybo ka mid ah Suuqa labaad ee ugu weyn Magaalada Muqdisho.

Goobjooge la hadlay Idaacadaha iyo Idaacadda Shabelle ayaa waxuu sheegay in dabkan oo ka dhashay Koronto uu ka kacay Suuq Bacaad, waxuuna intaasi ku daray in uu geystay khasaaro hantiyadeed.

Waxaa sidoo kale uu tilmaamay in dhowr baqaar oo halkaasi ku yaalla uu basbeeliyay Dabka.

Dhinaca kale, Gaadiidka dab damiska oo goobta gaaray ayaa lagu soo waramayaa in ay ku guuleysteen baqtiijinta dabkaasi.

Dhawaan ayee aheyd markii dab xoogan oo saacado qaatay uu qabsaday Suuqa ugu weyn Caasimada Soomaaliya, halkaasi oo malaayiin doolar ay ku basbeeshay.

Advertisements

U dhaaf Halcelis

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Beddel )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Beddel )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Beddel )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Beddel )

Connecting to %s


%d bloggers like this: