War deg deg ah: Ciidamo gadoodsan oo qabsadey GAROOWE

WAAJIDPRESS – 1 APRIL 2017:

Wararka naga soo gaaray Magaalada Garowe ayaa waxaa ay sheegayaan in Ciidamo gadoodsan ayaa la wareegay saldhigga dhexe ee Garowe kuwaas oo ka cabanaya sida la sheegay Mushaar la’aan soo wajahday.
Ciiidamada Booliska saldhigga dhexe ee Garoowe ayaa la sheegay inay sameeyeen gadoodkan kadib markii sida ay sheegeen aan bilooyinkii dambe la siin wax mushaaraad ah .
Taliyaha ciidanka booliska Puntland General Cabdiqaadir Shirre Faarax ereg ayaa markii dambe tagay saldhiga wuxuuna la hadlay saraakiisha ciidanka gadoodsan isagoo u sheegay in Beri ama beri dambe la siin doono saddex bilood mushaarkeed.
Saraakiisha hogaamineysay gadoodka ayaana hadalkaas ku qancay waxaana xaaladdu au kusoo noqotay mid caadi ah .

Advertisements

U dhaaf Halcelis

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Beddel )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Beddel )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Beddel )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Beddel )

Connecting to %s


%d bloggers like this: