War deg deg ah: Akhriso then Daawo Video: Qarax aad u weyn oo hadda Muqdisho ka dhacay—-Khasaaraha

WAAJIDPRESS – 5 APR 2017:

Muqdisho – Wararka haatan naga soo gaaraya Degmada Shangaani ee Gobolka Banaadir ayaa ku waramaya in qarax xoogan oo loo adeegsaday gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa in abaarihii 11:44 daqiiqo uu ka dhacay Maqaaxida lagu Magacaabo (Italia Coffee) ku taala agagaarka Wasaaradda Amniga oo ku taala Degmada Shangaani.
Qaraxa ayaa la sheegay in uu ahaa mid aad u xoogan islamarkaana saameeyay goobaha ka ak dhow Wasaaradda Amniga oo ku taala Degmada Shangaani ee Gobolka Banaadir.

Qarax ahaa  gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay oo ku qarxay afaafka hore maqaayad laga cunteeyo .

Ugu yaraan 8 qof ayaa ku dhimatay 7 kalana waa ay ku dhaawacmeen kadib Qarax xoogan oo maanta ka dhacay Nawaaxiga Wasaaradaha Dhalinyarada iyo tan Amniga Soomaaliya.

Dadka dhintay ayaa u badnaa dad Rayid ah oo ku sugnaa Maqaaxi ka soo horjeeda meesha wax ka dhaceen.

Warar ayaa sheegaya in Caruur la socday Bus School ay ka mid yihiin dadka wax ku noqday Qaraxaasi oo loo adeegsaday Gaari nuuciisa lagu sheegay Surf oo la dhigay ka soo horjeedka Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha – DAAWO:

 

Advertisements

U dhaaf Halcelis

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Beddel )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Beddel )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Beddel )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Beddel )

Connecting to %s


%d bloggers like this: