Madaafiic khasaaro geysatay oo lagu garaacay Magaalada Muqdisho

WAAJIDPRESS – 7 APRIL 2017:

Wararka aan ka heleyno xaafada danwadaagta degmada Wadajir ee Gobolka Banaadir ayaa sheegaya in Hoobiyaal ay ku dhaceen Halkaasi.

Ugu yaraan 4 Ruux ayaa lagu soo waramayaa in ay dhinteen, islamarkaana 4 kale uu dhaawac ka soo gaaray.

Madaafiicdan ayaa sida la sheegay waxey ku dhaceen Xaafada Danwadaagaha ee Degmada Wadajir.

Goobjooge ayaa u sheegay Idaacadda Shabelle iyo Idaacadaha kale in Caruur ay ku jireen Dadkii ku dhaawacmay weerarkaasi madaafiicda ahaa.

Ilaa iyo hada majirto wax hadal ah oo ka soo baxay Maamulka Degmada Wadajir oo ku aadan duqeynta ka dhacday Degmada Wadajir ee Magaalada Muqdisho.

Advertisements

U dhaaf Halcelis

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Beddel )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Beddel )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Beddel )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Beddel )

Connecting to %s


%d bloggers like this: