Askari gaari shacab saarnaa oo tooreey lagu dilay qoraygiina laga qaatay ee MUQDISHO

WAAJIDPRESS – 8 APR 2017:

Wararka aan ka heleyno Isgooyska Bakaaraha Ee Magaalada Muqdisho waxaa ay sheegayaan in halkaa lagu dilay Askari ka tirsan Dowlada Federaalka Soomaaliya.

 
Dad goobjoog ahaa ayaa inoo xaqiijiyay in Askariga oo saarnaa gaari Nuuca dadweynaha ay raacaan oo BL ah lagu dhax dilay Askariga.

 
Dilka ayaa loo adeegsaday Tooreey waxaana kooxda tooreeyey Askariga markii uu geeriyooday ay ka qaateen Qorigii uu watay islamarkiina goobta waa ay ka baxsadeen kooxda.

 
Dilka noocan oo kale waa mid naadir ah waxaan Mudooyinkii u dambeeya Muqdisho ku soo kordhayay Dilalka loo geysanayo Askarta Dowlada Federaalka.

Advertisements

U dhaaf Halcelis

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Beddel )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Beddel )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Beddel )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Beddel )

Connecting to %s


%d bloggers like this: